Afhayeenka Congress-ka Mareykanka oo la doortay kaddib 15 wareeg oo doorasho ah

Kevin McCarthy oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa wareeggii 15-aad loo doortay afhayeenka Aqalka Congress-ka Maraykanka subaxnimadii hore ee Sabtidii, kadib markii uu tanaasulaad badan u sameeyay koox ka mid ah garabka midig ee mayalka adag oo su’aalo badan ka keenay awoodda hoggaamintiisa. 57-jirkan oo laga soo doorto California ayaa 14 goor waxaa diiday ugu … Continue reading Afhayeenka Congress-ka Mareykanka oo la doortay kaddib 15 wareeg oo doorasho ah